Shil fool xun oo ka dhacay Muqdisho iyo dad badan ku dhintay (Sawirro)

Shil gaari oo aad u fool xun ayaa galabta ka dhacay agagaarka isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho kaasoo sababay dhimasho badan. Shilkan ayaa yimid ka dib markii gaari xamuul ah oo waday Kontainer uu ku rogmaday gaari caasi ah oo ay la socdaan qiyaastii 10 qof oo shacab ah. Gaariga xamuulka ah ayaa ka yimid … Continue reading Shil fool xun oo ka dhacay Muqdisho iyo dad badan ku dhintay (Sawirro)